21/04/2026
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN Allaha u naxariisto saaxibkey Maxamed Jimcaale Cali oo ka shaqeyn jiray Ha,yadaha Samafalka muo 35-sanadoood iyo wax lajiro waxuu ahaa nin xurmad bada Soomaalinimada ay ku weyn tahay wax badana kasoo shaqeeyey Gobollada Dalka gaar ahaan Xarunta Gobolka Banadir oo saldhig aheyd weyn.
Jimcaalle Allaha u naxariistii waxaan isku baranay Addis Ababa waqti dheer oo deganaa Xaafada Saaris.
Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo dhammaan ehelka iyo qaraabadiisa oo aan kamid ahay.gaar ahaan qoyskii iyo caruurtii uu ka tagay Aamiin yaa rabi.