Abdullahi Ali shekeeye

Abdullahi Ali shekeeye content creator, πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡©πŸ‡―

29/10/2025

#

29/10/2025

29/10/2025

Ragii waa jabeen wlhiπŸ˜‚πŸ˜‚.

Gabdhaan oo kuso gasha barta tiktok magac   aya wajahday arin fajac ku abuurtay, waxay aheed gabar so baahisa muqaalo in...
29/10/2025

Gabdhaan oo kuso gasha barta tiktok magac aya wajahday arin fajac ku abuurtay, waxay aheed gabar so baahisa muqaalo inshaxa ka baxsan, waxeey gashay safar ay u tahriibeeso dalalka Europe mid kamid ah,

marki ay gaartay liibiya oo ay u dhimantahay doonta u dhaxeesa libiya iyo italy ayaa dhalinyaro fara badan diiday inee doon la racaan inantaan.

#

29/10/2025

BBC oo banaanka kentay sir somali fara badan ay fahmi waayeen.

28/10/2025

28/10/2025

Sirta guusha.

28/10/2025

Sharma boy oo qabiilkisa ka baxay.

28/10/2025

28/10/2025

howsha intaa naqaane waa dhaaftayπŸ˜‚πŸ˜‚,

Somlida waxey u baxaan europe si ay noloshodoa wax uga badalaan , halka bulshada ethopian'ka ah ay somaliya so galaan πŸ€”....
28/10/2025

Somlida waxey u baxaan europe si ay noloshodoa wax uga badalaan , halka bulshada ethopian'ka ah ay somaliya so galaan πŸ€”. Maxaa kaaga baxay✍?.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617863125

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Ali shekeeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Museum

Send a message to Abdullahi Ali shekeeye:

Share