Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper

Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper, Art Gallery, EAST Street NORTHAMPTON, Northampton.

Flimada Cusub ee Caawa Waxaad Hada Ka Helaysaa Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper
29/08/2026

Flimada Cusub ee Caawa
Waxaad Hada Ka Helaysaa Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ🎓🌹 HANBALYO IYO TAHNIYAD QALIN-JABIN 🌹🎓Maanta oo ku beegan 14-ka Rabiicul Awal 1448...
27/08/2026

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ

🎓🌹 HANBALYO IYO TAHNIYAD QALIN-JABIN 🌹🎓

Maanta oo ku beegan 14-ka Rabiicul Awal 1448H, kuna aaddan 27/08/2026, waxaan hambalyo iyo tahniyad u diraynaa 97 arday oo ka qalin-jabiyay Xifdiga Qur’aanka Kariimka ah, iyo 220 arday oo ka qalin-jabiyay Farbar (Qaacidada Nuuraniyya) ee Markazka Daarul Qur’aan – Faraca Goday.

Waxay ahayd xaflad qiimo iyo sharaf weyn leh, oo ay kasoo qaybgaleen culimo waaweyn, marti sharaf, waalidiintii ardayda, qaybo ka mid ah shacabka MMG, iyo mas’uuliyiin ka tirsan MMG.

Hambalyo dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka Markazka. Alle ha ka dhigo Qur’aanka nuur qalbiyadooda, hanuun noloshooda iyo shafeeco Aakhiro.

مُبَارَكٌ لَكُمْ هٰذَا الْإِنْجَازُ، وَبَارَكَ اللَّهُ فِي عِلْمِكُمْ وَعَمَلِكُمْ، وَجَعَلَكُمْ مِنْ أَهْلِ الْقُرْآنِ وَخَاصَّتِهِ.

🎓 Hambalyo 317-ka arday ee qalin-jabisay!
📖 Markazka Daarul Qur’aan – Faraca Goday 🌹

Flimo Cusub Waxaad Hada Ka Helaysaa Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper
23/08/2026

Flimo Cusub Waxaad Hada Ka Helaysaa Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper

Gudiga mashaariicaha ee Maamulka Magaalada Godey ayaa sameeyay kormeer lugu darsayay habsami usocodka Mashaariicaha Maga...
22/08/2026

Gudiga mashaariicaha ee Maamulka Magaalada Godey ayaa sameeyay kormeer lugu darsayay habsami usocodka Mashaariicaha Magaalada ee socda

Mashaariicaha lasoo kormeeray ayaa waxaa kamid ahaa:

1. Mashruuca Ballaadhinta Iyo casriyaynta Beerta Qarniga
2. ⁠Mashruuca Dhismaha Dugsiga Bar-baarinta (Kindergarten)
3. ⁠Mashruuca Dayactirka guriga Martida
4. ⁠Mashruuca Dhismaha Magaalo-Hoosaadka Xaablay
5. ⁠Mashruuca Dhismaha Magaalo-hoosaadka Gob
6. ⁠Mashruuca Cagaarinta dugsiga sare ee Godey
7. ⁠Mashruuca Ballaadhinta xarunta Caafimaadka (Godey-Gacalo Health Center)
8. ⁠Mashruuca Ballaadhinta Iyo Dayrka dugsiga Makhtal Khaliif
9. ⁠Mashruuca dhismaha Adeegga Hal goob (MESOB)

Mudadii lagu gudajiray kormeerka ayaa waxay masuuliyiintu la wadaageen Heshiis-qaatayaashii Mashaariicdan inay saxaan dhamaan wixii Loo arkayay dhaliil Iyo inay Ku dhameeyaan dhamaan mashaariicahan waqtigii Saxda ahaa ee heshiiska lugu galay in lugu dhameeyo iyada oo aan tayada waxba Laga dhimayn.

Ugu dambayn heshiis-qaatayaasha ayaa ballan qaaday inay ugasoo baxayaan mashaariicdan sidii Sacda ahayd ee ay heshiiska Ku galeen iyaga oo ilaalinaya tayada mashaariicda insha allaah.

Flimada Caawa Waxaad Hada Ka helaysaa  Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper
21/08/2026

Flimada Caawa

Waxaad Hada Ka helaysaa Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper

Filimada Cusub Ee Caawa  Welcome Xamari Studio Godey Gacalo
19/08/2026

Filimada Cusub Ee Caawa
Welcome Xamari Studio Godey Gacalo

18/08/2026

Xafiiska Dakhliga Maamulka Magaalada ayaa bulshada lawadaagaha ruwaayad xambaarsan fariin wacyigelin ah oo ku saabsan muhiimadda dakhliga iyo canshuur-bixinta.

Waxaa malinkii labaad ka socda Goday Stadium 🏟  Tijaa dhalinyarada hibada u leh Oradka Mamulka magalada Goday iyadoo uu ...
18/08/2026

Waxaa malinkii labaad ka socda Goday Stadium 🏟 Tijaa dhalinyarada hibada u leh Oradka Mamulka magalada Goday iyadoo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud Mudane A/ qaadir muxumed

Jawiga Galabtii Ee Buuntada Godey Gacalo   Masha ALLAH 📸 Xamari Welcome
18/08/2026

Jawiga Galabtii Ee Buuntada Godey Gacalo
Masha ALLAH

📸 Xamari Welcome

Qoodhii Godey Gacalo Wll Ayaan 👑🙌🏾 Welcome Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper
17/08/2026

Qoodhii Godey Gacalo Wll Ayaan 👑🙌🏾

Welcome Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper

Address

EAST Street NORTHAMPTON
Northampton
NN15JZ

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category