Somali Medical College

Somali Medical College Education

61 4496688 ๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabas...
01/08/2024

61 4496688
๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah waxaa ula socdo book ga 1aad

* Mudada koorsada soconayso waa 6 bilood
SAM IYO EPI KA waa 1 bilood mudada ay soconayaan

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa

Ama Caadi inoo soo wac
0614496688

30/07/2024
https://wa.me/message/WZ7YVK4WOOHZL1Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid ๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Waxaa la ogeysinayaa dhaman ...
30/06/2024

https://wa.me/message/WZ7YVK4WOOHZL1

Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid

๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah waxaa ula socdo book ga 1aad

* Mudada koorsada soconayso waa 6 bilood
SAM IYO EPI KA waa 1 bilood mudada ay soconayaan

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa

Ama Caadi inoo soo wac
0614496688

Aqoontu waa iftiin๐Ÿ‘‹
23/11/2023

Aqoontu waa iftiin๐Ÿ‘‹

22/11/2023

61 4496688

Cunto dheelitiran ayaa keenta jir dheelitiran Hadaba iskajooji Sukorta badan oo aan sida dadban u isticmaalo sida macmac...
22/11/2023

Cunto dheelitiran ayaa keenta jir dheelitiran

Hadaba iskajooji Sukorta badan oo aan sida dadban u isticmaalo sida macmacaanka iyo shaaha badan

Sidokale iska jooji baastada iyo bariiska joogtada ah waxay sabab unoqonkaraan sinaanta la aanta jirkaaga iyo caafimaadkaaga

Sidokale jimicsiga ayaa ka qayb qaadankara sinaanta jirkaaga

Somali Medical College

Mahadsanidiin

61 4496688 https://wa.me/message/JLS47OUE32TEM1Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid ๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Pharmacology 6bil...
28/10/2023

61 4496688

https://wa.me/message/JLS47OUE32TEM1

Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid

๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Pharmacology 6bil Diploma
Nursing 6bil Diploma
Nutrition 4bil Diploma
Public health 6bil Diploma
Midwifery 6bil Diploma
English 6bil Diploma
Computer 2 Diploma
Immunization 1bil Certificate
Malnutrition 1 bil Certificate

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* kubaro 2maado 5dollar halmaadana 4dollar

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa

Ama Caadi inoo soo wac
0614496688

https://wa.me/message/JLS47OUE32TEM1Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid ๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Waxaa la ogeysinayaa dhaman ...
02/07/2023

https://wa.me/message/JLS47OUE32TEM1

Linkiga kore kudhufo wall mahadsanid

๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Waxaa la ogeysinayaa dhaman bahda jacel wax barashada in uu Machadka uu bilabi doono qabashada arday cusub.

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* Ardayga waxa uu bixinayaa 5$ oo isdiwaangalin ah waxaa ula socdo book ga 1aad

* Mudada koorsada soconayso waa 6 bilood
SAM IYO EPI KA waa 1 bilood mudada ay soconayaan

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa

Ama Caadi inoo soo wac
0614496688

๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐-๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐จ๐จ๐ญ๐š๐๐š  (๐œ๐š๐ซ๐ซ๐จ๐ญ) karootada ama Dabacasta waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada  waxay qa...
16/06/2023

๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐-๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐จ๐จ๐ญ๐š๐๐š (๐œ๐š๐ซ๐ซ๐จ๐ญ)
karootada ama Dabacasta waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin A
1. Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro carootada ka wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida agtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka.
2. Waxay ka qayb qaadata korniimada jirka: fiitamiinada ku jiro waxay saacidaan samaysanka borotiinada ka qayb qaato korniimada jirka.
3. Wuxuu kor uqaadaa caafimaadka unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka sida isha caloosha,mindhicirada ,sanbabka ,kaadi haysta ,maaqaarka, iyo kuwo kale.
4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxana kujiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha.
5. Waxay u fiicantahay difaaca jirka : fiitamiin A wuxuu dowr muhiim ah ka qaataa shaqada difaaca jirka.
6. Waxay u fiicantahay hanaan ka taranka iyo samaysan ilmaha abuurmayo
7.Wuxu ka hortagaa qallalida iyo engegida maqaarka iyo isha. Dr faris Al attas
๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.
Caafimaadka iyo Nafaqada

61 4496688 ๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Pharmacology 3bil Diploma Nursing 3bil Diploma Nutrition 2bil Diploma Public health 3bil D...
04/05/2023

61 4496688
๐—ข๐—š๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Pharmacology 3bil Diploma
Nursing 3bil Diploma
Nutrition 2bil Diploma
Public health 3bil Diploma
Midwifery 3bil Diploma
English 6bil Diploma
Immunization 1bil Certificate
Malnutrition 1 bil Certificate

* Waxbarashada Machadka wa lacala'aan (Free)

* kubaro 2maado 4 dollar halmaadana 3 dollar

* cashirada waa maqal iyo muuqaal online

* Ardayga waxa uu buugaagta kuhelayaa pdf waa loosoodirayaa

๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ (๐˜€๐—ฒ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ).๐’๐ข๐ฌ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ waxaa laga helaa Nafaqooyin  kala duwan iyo fiitamiino uusan jirka bini ...
01/04/2023

๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ (๐˜€๐—ฒ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ).

๐’๐ข๐ฌ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ waxaa laga helaa Nafaqooyin kala duwan iyo fiitamiino uusan jirka bini aadamka usan ka maarmi karin iyo macdan muhiim ah u caafimaad-ka jirka oo waxay qani ku tahay dhamaan qaybaha kala duwan Ee Nafaqada sida: kaarboheydareytka, borotiinka, Duxda, Fiitamiinka iyo macdanta.

Arinta muhiimka ah ayaa waxay tahay cabir dhan tumun ama 100 garaam oo sisin ah waxa laga helaa 100% xaddiga macdanta (minerals) jirku u baahanyahay maalinti : Calcium 100%, Iron 100% , Magnesium 100% , Phosphorus 100% ,iyo Zinc 100% ,
Sido kale waxa laga helaa 50% xaddiga fiitamiinada B jirku u bahanyahay maalintii : B 1,B2,B3,B6,B9

sisintu waxaa laga dhaliyaa salida macsarada.

1.Waxay kor uqadaan caafimaadka waxayna ka hortagtaa xanuunada lafaha sida rumatiisamka : waxa ku jiro macdanta calcium, phosphorus ,zinc oo qayb ka ah qaab-dhismeedka iyo dayac tirka lafaha.

2.Waxay u fiicantahay Dheef shiidka : waxay qani ku tahay maadada faybarka (fiber) oo ka hortagto calool-fadhiga sidoo kale fiitamiinada B waxay ka qayb qaataan burburinta/ dheefshiidida cuntada .

3.Waxay u fiicantahay badqabka ilmaha uurka kujiro : waxa kujiro maadada folic acid ama B9 oo loo bahanyahay inay qaadato hooyada uurka leh hadii maadadaan ay ku yartahay hooyada waxay ilmaha ku keentaa halis caafimaad sida xangulaha ilmaha oo kasoo kuusmo dhabarka.

4. Waxay yareysaa xanuunada Neerfaha iyo walwalka ama walbahaarka : maadoonyinka magnesium ,cacium, fiitamiin B waxay muhiim u yihiin shaqada neerfaha iyo gudbinta fariimaha neerfaha .

5. Waxay ka hortagtaa dhiig yarida : xaddiga badan ee maadada iron waxay kamidtahay qaab-dhismeedka nunugyada dhiigga cascas.

6.Waxay u fiicantahay maqaarka : waxa kujiro noocyo kamid ah duxda oo muhiim u ah caafimaadka maqaaraka.

7.Caafimaad wadnaha : waxa ku jiro duxda unsaturated fatty acid oo ka hortagto cholestrol-ka xun sido kale macdan sida magnesiun oo muhiim u ah shaqada wadnaha.

8.Waxay ka qayb qaadataa difaaca jirka iyo walxaha suntaaa oo jirka laga saaro : waxa ku jiro xaddi aad ubadan maadada zinc oo ka qayb qaadato shaqada difaaha jirka.

9.Waxay muhiim u tahay hooyada nuujinayso iyo ilmaha : waxa kujiro borotiin iyo duxda muhiimka u ah koritaanka ilmaha iyo macdanta zinc ,magnesium iyo calcium oo ah nafaqooyinka muhiimka u ah hooyada iyo dhalaanka
10.waxay yareysaa caabuqa jirka iyo xanuunka sida caado wareenka.

๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Medical College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Museum

Send a message to Somali Medical College:

Share