Ugaas Samiir Cali Warfaa

Ugaas Samiir Cali Warfaa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ugaas Samiir Cali Warfaa, History Museum, Hodan, Mogadishu.

Safarka nabada iyo midnimada.
03/07/2024

Safarka nabada iyo midnimada.

Hambalyo Nabadoon cabdi muumin guuleed oo maanta lagu caleema saaray maxaas. Nabadoon xilka allaah ha kula garabgalo.Ku ...
10/06/2024

Hambalyo Nabadoon cabdi muumin guuleed oo maanta lagu caleema saaray maxaas.

Nabadoon xilka allaah ha kula garabgalo.

Ku dhaqankeena kitaabka allaah ha ka dhigo amiin.

Gawraca waa cibaado allaah loogu dhawaado.Qofkii allaah nabad ku gaarsiiyo ciiduladxada oo awooda ha gawraco inta uu awo...
06/06/2024

Gawraca waa cibaado allaah loogu dhawaado.

Qofkii allaah nabad ku gaarsiiyo ciiduladxada oo awooda ha gawraco inta uu awoodo.

REE MAXAAS MA SOO ARUURTEEN?SAFARKA MIDNIMADA IYO NABADA KA FA'IDEYSTA.ISKU TIIRSANIDA WAA XEERKA AASAASIGA AADAMAHA.
29/05/2024

REE MAXAAS MA SOO ARUURTEEN?

SAFARKA MIDNIMADA IYO NABADA KA FA'IDEYSTA.

ISKU TIIRSANIDA WAA XEERKA AASAASIGA AADAMAHA.

"MIDOWGU WAA GUUL KALA TAGUNA WAA GUUL DARO"  ISKU DUUBMA OO XARIGA ALLAAH WADA QABSADA OO HA KALA TAGINA.
27/05/2024

"MIDOWGU WAA GUUL KALA TAGUNA WAA GUUL DARO"

ISKU DUUBMA OO XARIGA ALLAAH WADA QABSADA OO HA KALA TAGINA.

Masha'allaah, Hawsha ay bulshada u hayaan allaah ha ku dhawro.Ka hortaga waxa uu ka wanaagsan yahay isdaweynta!
26/05/2024

Masha'allaah, Hawsha ay bulshada u hayaan allaah ha ku dhawro.

Ka hortaga waxa uu ka wanaagsan yahay isdaweynta!

ISXARIIRINTA IYO ISKU HADIYEENTA WAA DHAQANKEENA.TOLKEENA ALLAAH AYA WAAFAJIYAY.
25/05/2024

ISXARIIRINTA IYO ISKU HADIYEENTA WAA DHAQANKEENA.

TOLKEENA ALLAAH AYA WAAFAJIYAY.

25/05/2024

Welcome to my page

Address

Hodan
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaas Samiir Cali Warfaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category