جماعة النور jameecatu nuur

جماعة النور  jameecatu nuur Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from جماعة النور jameecatu nuur, Art Gallery, Jowhar.

Permanently closed.

سلام على من جاء فينازيارة
فقَدفَازَفيْ الجِنَانِ يومَ الْقِيامة

اَحْسَنتًم احْسنتُم مُدحَضَرتُمْ بِحِلْقةٍ
وسَقَاْكُمُ جِيْلاْنِ كاًسَ اَلْمحٍبَةِ

waxaad ka heli dontaa digriyo subacyo iyo casharro diini ah

18/05/2026

Alle ha xafido Sheekheena aabe Sheekh C/raxmaan Sheekh Axmad Gaballe, qudbadiisuna ha noqoto mid dadka anfaca oo kheyr iyo hanuun ku reebta. Aamiin.

( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) ‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمىINAA LILAAHI WA INAA...
26/04/2026

( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Allah ha unaxariisto oo ku magacdheeraa oo xalay ku geeriyoday qalimow samir iyo iimaan allah hanasiiyo dhamaan jameecada reer aawow

18/04/2026
18/04/2026
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون.      Allah haunaxariisto.       Waxaan ILAAHAY uga baryaa inuudambigeeda dhaa...
09/04/2026

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون.
Allah haunaxariisto.
Waxaan ILAAHAY uga baryaa inuudambigeeda dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, samir iyo iimaan

Aamiin… Aamiin.
Anagana gadaasheeda allah namafidneeyo

28/03/2026

-ah “Hooyo Maryamo Maxamed Afrax” Oo Eeheed Hooyada Shiikheena Aabe Sheikh Axmed Gabale

Deegaanka Qalimoow Gaar Moowlaca Weeyn Ee Aabe Sheikh Axmed Gabale

Allah Naga Aqbalo Ziyaarta Aamiin Aamiin…….

26/03/2026


Banaan Baxa “Hooyo Maryamo Maxamed Afrax” Oo Eeheed Hooyada Shiikheena Aabe Sheikh Axmed Gabale

Deegaanka Qalimoow Gaar Moowlaca Weeyn Ee Aabe Sheikh Axmed Gabale

Allah Naga Aqbalo Ziyaarta Aamiin Aamiin…….

عيد الفطر المبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال Hampalyo Dhamaan Ummadda Muslimiinta Meel Kasta Ay ...
19/03/2026

عيد الفطر المبارك كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Hampalyo Dhamaan Ummadda Muslimiinta Meel Kasta Ay Dunida Ka Joogaan Gar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed Waxaan Ugu Hambalyeynaa
Munaasabada Cidul-Fidriga Waxaana Leeyahay Kulu Caam Wa Antum Bikheyr.
Saaxibu Sajaada Al Sayid Aaba Sh c/ rahmaan sh Axmad Gaballe

Address

Jowhar

Telephone

+252685578460

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when جماعة النور jameecatu nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Museum

Send a message to جماعة النور jameecatu nuur:

Share

Category