Hamse indho Official

Hamse indho Official "Inay quruxi diintahay Qiimuhuna xishood yahay Qayuhu afgarad yahay Qof iiman leh baa garan "
(3)

Operating as usual

Hamse indho Official
14/05/2019

Hamse indho Official

28/03/2019

🔑👀 #somal_memes #maliworldent

04/03/2019

Part 3 | suaalhi garo ama gubo __________________________________________________
#maliworldent #somal_memes #iamkeyowofficial

21/02/2019

Markaad xaafada cuntada ka dhamayso uu aabo GYM ka ku geeyo (speed100)
#somal_memes #maliworldent

17/02/2019

Suaalihi garo ama gubo | part 2 _________________________________________________________________
#maliworldent #somal_memes. https://youtu.be/KOonaPmC_r0

09/05/2015

qof walba wixii dhibayaa
dhafoor kuu kaga yaal

28/03/2014

sx kay cawale aadan oo Tumaya Habeen danbe Insha Allaah Hees Cusub oo uu Sameeyey Sxbkay Abwaan sahal abdullahi buule waana Ka mid Ereyadaan!!
Daalo Iyo Xiis iyo aawadeed Meeydhna waan Dagaye
Dulmar Anigu La'aanteed Qalbigu weey Damqanayaaye
Dacalada Togdheer iyo Idina Ka daya oogo
Ila doona Gacaloow Burcaay Dacal ka joogtaaye

16/03/2014

dadba wuxuu walaalo
yahahay intahay waayaha aduun
kala sarayntahay
ruuxba meel wacan haduu ku waari lahaa
laysmaba waraysteen

10/03/2014

Amintii kulankeena
ilwaadkii queuxdaada
udugii jawigaaga
eraygaagii ideeqay
waligay ma ilawo

asmaay muuqaga
dhaqankiyo edabtaada
garaadkaaga aqoonta
waligay ma ilawo

idhahaagii dareenka
igu beeray jacaylka
igu reebay xasuusta
waligay ma ilawo

odhahdaadii kashayda
uhoraysay riyaaqa
ku astaysay laxiibka
waligay ma ilawo

09/03/2014

(Qosol time) Nin reer bari ah ayaa guursadey gabadh Somalida kenya ah (Reer Gaarisa), habeenkii ayuu telefon kula hadlaa markaasu ku yidhaa ''Ayaa kula jooga'' ayaaduna waxeey uugu jawaabtaa ''Kilixey'' ooy u yaqaanaan reer gaarisa ''Kaligey''....... Markaasu habeen kaste telefonka dagdag u jaraa asagoo cadheeysan........ 2 Todobaad kadib ninkii gar (Godol) ayuu u dhigtey familkeedii....... Nin kii wuxuu iska soo fadhiistey Naagteyda maxaan Kilixeey ka siiyaa? Ma aniga qaba miso ''Kilixeey'' kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...... Markaaseey reerkii ku dhaheen waar Kaligeey ayeey ka dhigantey ee nin kilixey la dhaho ma jiree is daji kkkkkkkkkkkkkkk

Address

London

Telephone

+44 7903 625544

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse indho Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Category


Other Art Museums in London

Show All