24/06/2025
Somaalida intay qabiil iyo qabyaalad isku heysteen e ay ayagu iskumaqnaayen caalamka waxaa lagu maqnaa danta dalkooda iyo difaaca dadkooda,,
Gantaalkan waxaa sameysay Iran wuxu kamid yahy gantaalada xaley lagu garaacdey Israil.
Umadena alle ha tuso udiyaar garowga cadowgooda,,