Berbera News

Berbera News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Berbera News, London.

19/07/2026

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo sheegay in la joojiyay aroosyada Miyiga

19/07/2026

Wasaaradda Korontada ee Kuwait ayaa sheegtay in Iran ay markii labaad muddo laba maalmood gudahood ah weerartay xarunta korontada iyo warshadda biyaha laga sifeeyo ee dalkaas, taasoo sababtay dab ka kacay qaar ka mid ah qaybaha xarunta, isla markaana waxyeello u geysatay qaybo badan oo ka mid ah unugyada dhaliya korontada.
Berbera News

19/07/2026

Kanaalada warbaahinta Bariga Dhexe ayaa baahinaya muuqaallo muujinaya gantaallo Iiraaniyiin ah oo leh madax-dagaal oo kala firdha, kuwaas oo ku dhacaya saldhigyo militari oo Mareykanku ku leeyahay Bahrain.

19/07/2026

Netanyahu oo kubad la ciyaaray safiirka Argentina u fadhiya Israa’iil.
Wuxuu u rajeeyay 'nasiib wacan' ciyaarta k**a-dambaysta ah ee Koobka Adduunka xilli uu khadka taleefanka kula hadlayay Milei

'Waxaad tahay saaxiib qaali ah, waan ku taageersannahay Waxaan Argentina ku taageernaa siyaabo badan, oo ay ku jirto ciyaarta koobka aduunka ee k**a danbaysta ah'

19/07/2026

Wax ka yar 12 Saac kadib dowladda Iran ayaa dib u howlgelisay waddo dhulka hoostiisa marta oo isku xeraysay magaalada Bandar Cabaas iyo wadada weyn ee Sirjan oo Koofurta Iran ah oo Mareykanka uu duqeyn ku burburiyay.

25/02/2026

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share