23/03/2026
—————————Wargalin muhiim ah ————————
Waxa maamulka Machad Al-imaamu-Shaafici MM H/sheikh iyo maamulka Masjid jaamaca mm harta sheikha iyaga oo is kaashanaya ay ku war-gelinayaan dhamman ardeyda barata culuumta shareecada in la bilaabi doono kitaabkii saddexaad ee silsiladdi xadiithka ee ka socon jirtey masjid jaamaca mm magaaladda harta sheikha.
👤USTAAD CABDICASIIS XASAN AXMED
🕌MASJID JAAMACA MAGAALADDA
🗓️ 26/ 03 /2026 - 7/10/1447
Fg: cidkasta oo danayneysa in ay barato axaadiithta suubanaheenna NNKH way ka faa’ideysan kartaa.