17/10/2025
Waxaa maanta magaalada BARIISLE kaqabsoomtay xaflad si heer sarw ah loosoodiyaariyay oo ah soodhawaynta Maamul magaalada Cusub ee bariisle
Xaflad aykasooqaybgaleen bulshada noocyadeeda kaladuwan Madax iyo dhaqan iyo shacaba